Madaxweyne Xaaf oo ka dhoofay Garoowe kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga.

May 11, 2019 - Written by Editor

Madaxweyne Xaaf ayaa saaka ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha G.Maxamed Abshir kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga.

Madaxweynihii hore ee Puntlanad Faroole, xubno ka tirsan Golaha Barlamaanka qaranka iyo qaar kamid ah Golaha wasiirada DG Galmudug ayaa Ka sagootiyay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garowe.

Madaxweynaha oo saxaafada la hadlay ayaa si kooban uga warbixiyay sababaha keenay burburka ku yimid shirka wada-tashiga DFS iyo Dowlaha xubnaha ka ah DFS.


Xafiiska Madaxweynaha Galmudug

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

231,829 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>