Maamulka Halgan.net oo Umada Soomaaliyeed ugu Hambalyeynaya Munaasabadda Ciidul Fidriga.

June 3, 2019 - Written by Editor

Maamulka Shabakadda wararka Halgan.net ayaa Umada muslinka ah guud ahaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan ay ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul Fidriga waxaana alle ka baryeynaa in dhamaan muslimiinta ka aqbalo Soonka ay soo guteen danbigoodana uu dhaafo meel walba ay joogaan.

Shabakadda wararka Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Farxada Munaasabada Ciidul Fidriga iyo sidda looga ciido dhamaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa inshalaaah.

Halgan.net
Garoowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,020 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>