Madaxweynaha Gal-Mudug iyo Ra’iisul wasaare Kheyre oo kulmay[Masawiro]
(June 26, 2019)
Cadaado:-Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta kusoo dhaweeyay Magaalada Cadaado wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Wafdi Ra'iisul wasaaraha ayaa saf
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Fagaaro kula hadlay Shacabka Degmada Dhuusamareeb
(June 25, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay in uu magaalada u yimid in reer Gal-mudug
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb
(June 24, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre oo safar shaqo uga billaawday Gal-mudug ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee x
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay Xaflad Qalanjabin Jaamacada Umada
(June 24, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo munaasabadda qalinjabinta kala qaybgalay dufcadda 20-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ardayda
Tacsi:Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxamuud oo ku Geeriyooday dalka Norway.
(June 24, 2019)
Norway :- Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, Sheekh Dr Cabdi Nuur Maxamed Maxamuud ayaa xalay saq dhexe ku geeriyooday magaalada Trondheim dalka Norway .Sheekh Dr Abdinuur ayaa Xanuunsa
Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland.
(June 23, 2019)
Garoowe:- Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Puntland Yuusuf Xaaji Nuur oo Ku geeriyoodey dalka Turkiga. Alle ha u naxariistee
Daawo Live Muxaadaro Sheekh Maxamed Idirs uu ka jeedinayo magaalada Ankara ee dalka Turkiya (Dhamaad)
(June 22, 2019)
Sheekh Maxamed Idirs Daawo Live Muxaadaro Sheekh Maxamed Idirs uu ka jeedinayo magaalada Ankara ee dalka Turkiya (Live) Halgan.net Ankara
Madaxweynaha Galmudg Axmed Ducaale Xaaf oo ku gacan seeray baaqa dowladda
(June 20, 2019)
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka jawaabay qoraal shalay kasoo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo la xiriiray
Kooxda Al Saadicuun Maxay ka aaminsan yihiin Dalalka Islaamka iyo Shucuubta Muslinka ah ee ku nool (Daawo)
(June 19, 2019)
Runtii markaan dhageystay xalaqaad badan oo ay u bixiyeen Kulanka Jimcaha gaar ahaan Kulnka 14aad waxaa ii soo baxay mowqifka ay ka aaminsan yihiin kooxda Al Saadicuun Wadamada Islaamka iyo S
Madaxweyne Deni oo Buurtinle U Magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen ku meel-gaar ah.
(June 19, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-27 ee Juun, 19, 2019, ku magacaabay Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeenka ku meel gaarka ah ee Degmad

« Previous PageNext Page »