Wasaaradda arrimaha gudaha DFS oo sheegtay in doorashada Gal-Mudug la qabanayo 4 Julay ka dib
June 19, 2019 - Written by Editor
Muqdisho:-Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay si rasmi ah u shaacisay xalay in xilka dowladd Goboleedka Gal-Mudug uu ku egyahay 4 Julay waxaan wasaarada arrimaha gudaha Federaalka Soomaaliya ku baaqday in la qabto shirweyne.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
[ngg src=”galleries” ids=”3030″ display=”basic_thumbnail”]
A/cawaale
Halgan.net

.gif)

