Khudbadda Madaxweynaha JFS uu u jeediyay Danjire yaasha.[Video]
(July 2, 2019)
Muqdisho:-Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u jeediyay Danjireyaasha iyo Diblomaasiyiinta dalalka aan saaxiibka nahay ee ka hawlgala Soomaaliya. A/cawaaleHalgan.
Madaxweyne Farmaajo oo casho lagu maamuusamayo 1-da luulyo u sameeyay Diblomaasiyiinta shisheeye
(July 2, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada casho sharaf lagu maamusayo toddobaadka xorriyadda ugu sameeyay diblomaasiyiinta iy
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo.[Video]
(July 2, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe kaga qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo maalinta xorriyadda gobolada Koonfureed iyo