Dowladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirka u jartay Jamhuuriyadda Guinea.[Video]
(July 4, 2019)
Muqdisho:-Shir jaraa'id Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ku qabtay galabta Xafiiska Ra'iisul wasaaraha ayaa xiriirka loogu jaray Jamhuuriyadda Gu
Madaxweyne Deni oo Sameeyey Wakaaladaha Biyaha iyo Konrontada ee Puntland.
(July 4, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Xeer Madaxweyne, Lr-39, ee Luulyo, 03, 2019, ku Aasaasay Wakaaladda Biyaha iyo Wakaaladda Korontada Dowladda Puntland.
Madaxweynaha Xaaf oo doorashada Gal-Mudug u wakiishay wasiirka arrimaha gudaha ee DFS
(July 4, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalmo ka horay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka S
Madaxweynaha PL oo kormeer ku tegay xerada Ciidanka daraawiishta Puntland ee 54-aad.[Masawiro]
(July 4, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kormeer ku tegay Xarunta Ciidamada Daraawiishta Puntland ee 54-aad. Madaxweynaha ayaa markii uu halkaasi gaaray