Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Ganacsatada Kasoo Jeedda Galmudug
(July 6, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Dib u Heshiisiinta DFSoo war Saxaafadeed ka soo saartay doorashooyinka Jubbaland.
(July 6, 2019)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeedka soo saartay howlaha doorashooyinka Jubbaland oo dhawaan la filayo in ay