Madaxweynaha JFS oo tacsi u diray Qoysaska iyo Ehellada ku dhintay qaraxii Kismaayo
(July 12, 2019)
Muqdisho; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagi
Madaxweynaha Jubbaland oo caawa booqday Isbitaalka weyn ee Kismaayo.[Masawiro]
(July 12, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu booqday Isbitaalka weyn ee Magaalada Kismaayo halkaas oo la geeyay dadkii uu dhaawacu ka soo gaaray weerarkii ururka Al-shabaa
Madaxweyne Ku-xigeen Puntland “Shaqooyinka Ka Socda Boosaaso Waa Kuwii Ay Xaqa U Lahayd”.[Video]
(July 12, 2019)
Boosaaso:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku sugan xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso ayaa Kormeeray dhismaha wadada lamiga ah ee Biyo kule oo c
Weerar lagu qaaday Hotel Madiina ee magaalada Kismaayo
(July 12, 2019)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in dabley hubaysan oo ka tirsan ururka Al-shabaab ay weerar is miidaamin ah ku qaad