Dowladda Puntland oo Ka Tacsiyaysay Waxyeeladii Weerarkii Argagixiso ee ka Dhacay Kismaayo.
(July 13, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland waxay ka tacsiyaynaysaa falkii argagixiso ee ay cadawga Soomaaliyeed ka geysteen xalay bisha Luulyo, 12, 2019 magaalada Kismaayo, kaas oo ay ku xasuuqeen shacab rayid ah
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Qardho.[Masawiro]
(July 13, 2019)
Qardho:- Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, halkaasi oo