Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Puntland.
(July 20, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxayidiin Axmed Aw-muuse iyo Saraakiisha kale ee Ciidamada booliska Puntland ayaa kormeeray Xarunta Tali