Gudiga dhismaha wadadda Boosaaso maxaa lagu xiray? Yaase Dowladda Federaalka ka dalbaday lacagta
(July 22, 2019)
Boosaaso waxaa maalmihii la soo dhaafay lagu xiray si sharciga ka baxsan gudiga dhisamaha wadadda Bartamaha Boosaaso oo ka kooban haldoorka bulshada oo ay ugu horeeyaan culimo, aqoon yahano iyo g
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Puntland oo dhaliilay Xukuumada Puntland
(July 22, 2019)
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland ayaa sheegaya in saaka ay Shir saxaafadeed ku qabteen magaalada Garowe Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland waxayna Shirko