Jubbaland oo Farriin u dirtay Wasaaradda arrimaha Gudaha ee DFS
(July 25, 2019)
Wasaarada arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta ee Jubbaland waxay cadeynaysaa in Dowlad goboleedka Jubbaland ay u madax banaan tahay qabashada Doorashooyinkeeda ayna masuul ka yihiin Gudiga m
Madaxweyne Deni ayaa Guddoomiye ku meel gaar ah u magacaabay degmada Taleex.
(July 25, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee degmada Taleex
Gal-Mudug oo ka tacsiyeysay Qaraxii ka dhacay Muqdisho
(July 25, 2019)
Cadaado:-Madaxweynaha D.G Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa tacsi u diray Ummada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan gaar ahaan shacabka Gobolka Banaadir waxa uuna uga tacsiyeeyay arinta a