Guddoomiyihi Gudiga dhismaha Wadada Bosaaso Sh Maxamed Macalin oo lagu xiray magaalada Boosaaso

July 21, 2019 - Written by Editor
Sheekh Maxamed Macalin

Ciidamadda Amniga Magaaladda Bosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa maanta waxaa ay xireen Sheekh Maxamed Macalin oo ahaa Guddoomiyihii gudiga dhismaha Wadada Bosaaso .Sheekha ayaa waxaa looga yeeray Saldhiga markii uu tagayna waxaa loo sheegay in uu xiran yahay .

Xariga Guddoomiyaha gudiga dhismaha Wadada Bosaaso Sheekh Maxamed Macalin ayaa waxaa lala xiriirinayaa lacag dhawaan guddiga loogu deeqay oo ka timid DFS taas oo lagu dhisayey wadada .

Waxaa Sheekha xariga uga horeeyey xubno ka tirsan guddiga dhismaha waddada Bosaaso.

Sheekh Maxamed Macalin ayaa waxaa uu ka mid yahay culumada sida weyn looga qadariyo deegaanada Puntland iyo Soomaaliya.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
July 2019
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online