Maamulka PL ee Gaalkacyo oo amar dul-dhigtay Hay’addaha ka howlgalla Gobalka Mudug
July 17, 2019 - Written by Editor
Gaalkacyo:-Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa qoraal ka soo baxay xafiiskiisa waxaa lagu amray Hay’addaha caalamiga , kuwa gudaha iyo weliba shirarka la qabanayo in lala socod siiyo maamulka Gobolka Mudug.
Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland ay ka soo saartay Shirarka.
[ngg src=”galleries” ids=”3043″ display=”basic_thumbnail”]
M_M_Deeq
Halgan.net

.gif)

