Madaxweynaha Xaaf oo doorashada Gal-Mudug u wakiishay wasiirka arrimaha gudaha ee DFS
July 4, 2019 - Written by Editor
Muqdisho:-Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalmo ka horay soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaarada arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya uu wakiil uga yahay geeddi socodka Dib u heshiisiinta iyo doorasha ka dhici doonta deegaanada Gal-Mudug.
Hoos ka Akhriso Madaxweynaha Gal-Mudug oo doorashada Gal-Mudug u wakiishay wasiirka arrimaha gudaha ee DFS
[ngg src=”galleries” ids=”3038″ display=”basic_thumbnail”]A/cawaale
Halgan.net

.gif)

