Beyond the Hague: Revisiting the Maritime Dispute between Somalia and Kenya
(August 31, 2019)
The hearing of the maritime boundary dispute between Kenya and Somalia is scheduled to start on September 9th and last to September 13th at the International Court of Justice (ICJ), located in th
Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray xayiraadii DFS ku soo rogtay Kismaayo.
(August 31, 2019)
Kismaayo:-War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubaland ayaa lagu sheegay in aysan wax saameyna aysan ku yeelan doonin Xayiraada ay DFS ku soo rogtay Diyaaradaha tagaya magaalada Kismaayo ee xarun
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay Ololaha Daaweynta Xoolaha Puntland.
(August 31, 2019)
Ku simaha Madaxweynaha dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa daah-furay Ololaha Taageeridda Daaweynta Xoolaha Puntland, kaasoo la gaarsiin doon
Golaha wasiirada DFS oo taageeray go’aanka ay Dowladda ka qaadatay Doorashada Jubbaland
(August 29, 2019)
Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyi
Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Furitaanka Madasha iskaashiga Afrika iyo Japan
(August 28, 2019)
Yokohama:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda FederaalkaSoomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 7aad ee Madasha Iskaashiga Afrika iyo Japan oo ay marti gelisa
Madaxweynaha Gal-Mudug oo gaaray degmada Hobyo
(August 28, 2019)
Hobyo:-Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Xaaf saaka gaaray degmada Hobye ee Gobolka Mudug waxaana garoonka diyaaradaha ee Hobyo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Degmada Hobyo Agaasimaha Guud ee wa
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Ciidamo Loo Diyaarinayo Howl-gallada Lagu Baacsanayo Argagaxisada
(August 28, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto, Odawaa Yuusuf Raage, ayaa xerada tababarka ci
Golaha Wasiirada ee Jubaland oo Xayiraadii ka qaaday Masuuliinta DFS
(August 28, 2019)
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo maanta uu shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xayiraadii lagaga qaaday Golaha Xukuumada Federaalka a
Madaxweynaha DFS Maxamed CLaahi Farmaajo oo u u amba-baxay dalka Japan
(August 26, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Japan oo uu ka furmayo Shir Madaxeedka 7aad ee Iskaashiga
Madaxweynaha Puntland oo u u ambabaxay Dalka Itoobiya (Masawiro)
(August 26, 2019)
Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar agaan dalka Itoobiya oo uu ku hormarayo. Garoonka diyaaradaha Gen. Max

Next Page »