Ciidamada DFS oo qabsaday Degmada Awdheegle

August 6, 2019 - Written by Editor

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dawladda Soomaaliya ay maanta galeen degmada Awdheegle ee Gobolkaasi.

Mas’uul ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ayaa VOA u sheegay in ciidamada dawladda ay gacanta ku dhigeen magaalada ayna halkaasi ka saareen maleeshiyadii ururka Al-Shabaab.

Magaalada Awdheegle ayaa gacan ku haynteedu is-bed-beddeshay sannadihii lasoo dhaafay.

Ciidamada dawladda ayaa horey usoo qabsaday magaalooyinka Bariire, Sabiid iyo Caanoole oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose.

Hawlgalkan ayaa Haaruun Macruuf waxa uu ka waraystay Guddoomiyaha Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Cali “Najax” oo ku sugan gobolka.

VOA Somalia
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online