Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubbaland oo la shaaciyey

August 13, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Waxaa maanta si rasmi ah Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ay u shaaciyeen liiska cusub ee Xildhibaanada 2aad ee Baarlamanka cusub ee Jubbaland.

Xildhibaanada ay shaaciyeen Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa isla maanta la dhaariyey waxaan Xildhibaanada la dhaariyey gaarayeen 73 Xildhibaan waxaan ay doorteen gudoomiye ku meel gaar ah.

Guddiga doorashooyinka dowladda Jubbaland ayaa waxaa soo magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe goobta lagu dhaariyey ayaa waxaa joogay xilidhaabo ka tirsan labad gole ee Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso liiska cusub ee Guddiga Doorashooyinka Jubbaland

A/cawaale
Halgan.net

 

Comments are closed.

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online