Maamulka Jubbaland oo ku dhawaaqday in Kismaayo laga xiray Cir, Dhulka iyo Badda (Akhriso).

August 20, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubaland ayaa sheegaya in Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray warmurtiyeed khuseeya dhanka Amniga magaalada Kismaayo inta lagu guda jiro doorashada Madaxweynaha Jubbaland.

Guddiga Amniga Jubbaland ayaa lagu sheegay in laga bilaabo 20-ka bisha Agosto in laga xiray Kismaayo xuduudaheeda sida Badda, Cirka, Badda iyo Dhulka, iyadoo aan magaalada la geli karin inta lagu guda jiro doorashada.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
August 2019
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online