Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray xayiraadii DFS ku soo rogtay Kismaayo.

August 31, 2019 - Written by Editor

Kismaayo:-War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubaland ayaa lagu sheegay in aysan wax saameyna aysan ku yeelan doonin Xayiraada ay DFS ku soo rogtay Diyaaradaha tagaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubaland.

“Go’aanada ka soo baxay Golaha Fulinta iyo Wasaarada gaadiidka dowlada federalka ee ku saabsanaa duulimaadyada diyaaradaha ee Jubbaland iyo doorashada lagu tilmaamay sharci darro waa mid aan waafaqsanayn dastuurka iyo shuruucda dalka,”ayaa lagu yiri Warmurtiyeedka ay soo saartay Jubaland .

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka ay Jubaland ka soo saartay ay ku sheegtay in wax saameyn ah aysan ku yeelan doonin xayiraadii DFS ku soo rogtay Kismaayo.

Abdi Yare
Kismaayo
Halgan.net

Comments are closed.