Madaxweynaha KGS oo magacaabay gudi soo baara dil ka dhacay baydhabo
August 12, 2019 - Written by Editor
Baydhabo:-Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Cabdicasiis
Xasan Maxamed ( lafta gareen )ayaa waxaa uu magacaabay gudi soo baara dhacdadii dilka ahayd
ee 9kii bisha August 2019 loo geystay
ganacsade can
ah iyo 5 qof oo kale.
Hoos ka akhriso gudiga uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ( lafta gareen ).
[ngg src=”galleries” ids=”3051″ display=”basic_thumbnail”]A/cawaale
Halgan.net

.gif)

