Golaha Wasiirada Ee Jubaland oo looga hadlay xariga Wasiirka Amniga Jubbaland
(September 5, 2019)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Xukuumada Jubbaland. Ugu horayn Waxaa golahu uu tageeray dadaalka Wasaarada A
Khayre Oo Kormeeray Saldhigga Booliiska iyo Xarumaha Ciidamada Danab Ee Dhuusamareeb
(September 5, 2019)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo nabad sugidda
Shirka Golaha Wasiirada Dowlada Puntland oo looga hadlay arimaha Amniga, Shirka Maalgashiga Puntland.
(September 5, 2019)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaad