Madaxweynaha Gal-Mudug oo sheegay in uu dib ula soo noqday mas’uuliyadii uu horay ugu wareejiyay DFS

September 30, 2019 - Written by Editor

Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa kala laabtay wasaarada arimaha gudaha ee Dowlada Federaalka waraaqdii wakiilashada aheed ee uu u wakiisha in ay ka shaqeyso wasaaradu arimaha dib u hishiisiinta wasaaraduna aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin sax ah

Waxa uu waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer Galmudug ugu baaqay in ay ka tashtaan sidii loo dhisi lahaa Galmudug loo dhanyahay.

Hoos ka akhriso Madaxweynaha Gal-Mudug oo eedeyn u soo jeediyey wasaarada arrimaha Gudaha DFS.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online