Madaxweynaha Puntland oo maalintii 2aad ka qayb galay shirka maalgashiga Puntland

September 16, 2019 - Written by Editor

Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalintii labaad ka qayb-galay shirka Maalgashiga Puntland, waxaa uu Madaxweynuhu ka qayb-qaatay doodaha, fekerada shirka laysku weydaarsanayey iyo qiimaynta bandhigga maalgashadayaashu shirka kusoo bandhigeen.

Ajandaha maanta shirka looga hadlay waxaa kamid ahaa, Khayraadka iyo fursahada Maalgashi ee Puntland ka jira, Bandhigga Khayraadka Xoolaha, Khayraadka Beeraha iyo Degaanka, shuruucda dhaqaalaha iyo adeegyada Bangiyada, hirgelinta hal abuurka dhallinyarada, shaqa abuurka dhallinyarada, horumarinta xirfadaha, shuruucda dhaqaalaha, Tijnoolajiyadda iyo hal abuurka.

-DHAMMAAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
September 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online