Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad- sugidda iyo Sirdoonka Puntland.
(September 23, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 93 September, 23, 2019 ku magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Puntl
Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya oo Hakisay duulimaadyadii Kismaayo tegi jiray
(September 23, 2019)
Muqdisho:-Hey'adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa saaka waxaa ay soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay duulimaadyadii diyaaradaha ay ku tagi jireen magaalada Kismaayo laga bilaabo maanta
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh.Axmed Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho[Video]
(September 23, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh.Axmed oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho, ayaa waxaa uu ka hadlay Xayiraaddii ay saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Cabdi Weli Gaas oo buug cusub soo bandhigay
(September 23, 2019)
Madaxweynihii hore Puntland Dr. Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa shaley galinkii dambe soo bandhigay Buug uu ugu magacdarey “A Challenging Transition in Somalia” Caqabadihii Xil-Iskuwareejin
Jubbaland oo war saxaafadeed ka soo saaray xayiraadii Madaxweyne Sheekh Shariif
(September 22, 2019)
Kismaayo:- Jubbaland Ayaa War-Saxaafadeed kasoo saartay go’aanka lagu hor istaagay Wafdiga Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ee kusoo wajahnaa Magaalada Kismaayo iyo xayi
Puntland oo war ka soo saartay xayiraadii Sheekh Shariif ee Kismaayo
(September 22, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay cambaaraynaysaa Xayiraadda Socdaal ee DFS ay saartay Shacabka Jubbaland iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed. [ngg
Shariif Sheekh oo loo diiday inuu Kismaayo u duulo [Dhagayso]
(September 22, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la sheegay in diyaarad u qaadi lahayd magaalada Kismaayo lagu joojiyay garoonka magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif i
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Tababar Usoo Xidhay 250 Askari oo Ka Tirsan Ciidanka Birmadka.
(September 22, 2019)
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa tababar usoo xidhay 250 Askari oo ka tirsan ciidanka Birmadka Madaxtooyada dowladda Puntland oo muddo 8-bilood a
Madaxweynaha DFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Maraykanka.
(September 22, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, si ay uga qeyb galaan mareetada 74-
Madaxweyne Puntland oo magacaabay Wakiilka Puntland u jooga Dalka Maraykanka.
(September 22, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 68, 21 September 2019, ku magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Maraykanka. Madaxweynaha Dowladda Punt

« Previous PageNext Page »