Shariif Sheekh oo loo diiday inuu Kismaayo u duulo [Dhagayso]

September 22, 2019 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta la sheegay in diyaarad u qaadi lahayd magaalada Kismaayo lagu joojiyay garoonka magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif iyo wafdi la socday oo ka yimid dalka Trukiga ayaa saakay ka degay garoonta Muqdisho si ey diyaarad kale ugu sii raacaan Kismayo.

Wariyeheenna Jacafar Kuukaay ayaa dhacdadan ka wareystay Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi, guddoomiyaha xisbiga Himilo Qaran oo ka tirsanaa wafdiga Sheekh Shariif.

VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

233,015 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>