Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay Amniga iyo arimo kale

September 13, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarka Madaxweynaha, Qaban Qaabada Shirka Maalgashiga, Diyaarinta Siyaasadda Barakacayaasha, Xaaladda Wadooyinka iyo Warbixino kale.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.