Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Dhahar.
(October 31, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo ah xarunta Gobolka Hayl
Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La qaatay Guddiga Amniga ee Gobolka Karkaar.
(October 29, 2019)
Qardho:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Amniga ee Gobolka Karkaar.Afhay
Barnaamij qiimo leh oo ay Diyaariyeen Golaha walaaleynta Umadda Soomaaliyeed. (Daawo)
(October 29, 2019)
Muqdisho Waxaan idiin soo gudbineybnaa Barnaamij qiimo leh oo ay Diyaariyeen Golaha walaaleynta Soomaaliyeed wuxuuna ka kooban yahay laba qeybood . Qeybtii 1aad Barnaamijka qiimo leh oo ay Diy
Madaxweynaha Farmaajo oo ku baaqay inaan loo kala harin gurmadka Fatahaada
(October 29, 2019)
Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ku baaqay i
Madaxweynaha Puntland oo Xariga Ka Jaray Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble
(October 29, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi oo maanta booqasho ku yimi Magaaladda Qardho ayaa Xariga ka jaray Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xorgoble oo lagu sameeyay dib u dhis i
Madaxweynaha PL oo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska
(October 28, 2019)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 87 oo ku taariikheysan 28da Oktoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafint
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaateysan Fatahaadaha
(October 28, 2019)
Muqdisho:-Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed a
Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga maamulka dakhliga dalka
(October 27, 2019)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo h
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya.
(October 27, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya Mr Qin Jian. Kulanka a
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Qaramada Midoobey ee Soomaliya.
(October 27, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Ergeyga Gaar ka ah ee Qar

Next Page »