Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Qaar ka mid ah Hogaanka Dhaqanka Jubaland.
(October 13, 2019)
Kismaayo:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan xog-wareysi ah la qaatay qaar ka mid ah Hogaanka dhaqanka ee Jubaland, kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Mud
Hoobiyayaal lala beegsaday Xalane
(October 13, 2019)
Kismaayo:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u ah Qaramada Midoobay iyo ciidamada AMISOM