Madaxweynaha Puntland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Boosaaso (Masawiro)
(October 17, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Boosaaso, kadib Caleema Saarkii Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed