Madaxweynaha PL oo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska

October 28, 2019 - Written by Editor

Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 87 oo ku taariikheysan 28da Oktoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo Khibradiisa shaqo

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Cabdifataax Nuur Axmed (Ashkir) loo magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelaya markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

232,991 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>