Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno:
(October 21, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 84 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar 2019, ku magacaabay Wasiiru-Dowleyaal iyo Wasiir Ku-xigeeno. M
Nabaddoon Lagu Dilay Afgooye
(October 20, 2019)
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in degmadaas lagu dilay nabadoon caan oo si wayn looga yaqaanay gudaha degmada Afgooye. Waxaa lagu magacaabi jir
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Oo Kormeeray Cisbitaalka Guud Ee Boosaaso.
(October 20, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kormeer ku tegey Cisbitaalka Guud ee Boosaaso iyo Xarunta Gobolka Bari. kormeer Madaxweynaha waxaa ku weheliyey masuuliyii
Madaxweynaha Puntland oo Qado Sharaf u Sameeyey Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka Gobolka Bari.
(October 18, 2019)
Biyo-kulule:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah qado sharaf u sameeyey Isimada, Nabadoonada iyo Wax-garadka gobolka Bari. Kulankan qado sharafta
Madaxweyne Farmaajo oo xarigga ka jaray taallooyin taariikhi ah oo lagu soo nooleeyey Barnaamijka isxilqaan
(October 18, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray taallooyinka Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, SYL, Dhagaxtuur, Xaawo Taako iy
Puntland oo ka tacsiyeysay geerida Cali Maxamed Xirsi ( Cali Puntland )
(October 18, 2019)
Boosaaso:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Cali Maxamed Xirsi ( Cali Puntland ) oo ku geeriyoodey magaalada Boos
Madaxweynaha Puntland oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Boosaaso (Masawiro)
(October 17, 2019)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay Boosaaso, kadib Caleema Saarkii Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiiro Cusub
(October 16, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Talyaaniga iyo Swedan ee Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Qaar ka mid ah Hogaanka Dhaqanka Jubaland.
(October 13, 2019)
Kismaayo:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan xog-wareysi ah la qaatay qaar ka mid ah Hogaanka dhaqanka ee Jubaland, kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Mud
Hoobiyayaal lala beegsaday Xalane
(October 13, 2019)
Kismaayo:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in hoobiyayaal ay ku dhaceen nawaaxiga garoonka Muqdishu gaar ahaan xerada Xalane oo xarun u ah Qaramada Midoobay iyo ciidamada AMISOM

« Previous PageNext Page »