Puntland oo qaadacday shirka Iskaashiga [Dhagayso]

October 1, 2019 - Written by Editor

Muqdisho:-Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirka caalamiga ah ee Iskaahsiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasi oo la sheegay inay ka qaybgalayaan wakiillo matalaya ilaa 50 dawladood.

Si kastaba maamulka Puntland ayaa qaadacay shirkaas, kadib markii ay
sheegeen in ay la dhici waayeen sida wax u wado dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Qorsheynta maaulka Puntland Cabdiqaadir Cilmi Xaange ayaa
khadka telefoonka ee Garoowe ugu waramay Sahra Cabdi Axmed, ugu
horeyntiina waxuu ka jawaabayaa waxey shirkaan uga qeybgali waayeen?

Hoos ka Dhagayso Puntland oo qaadacday shirka Iskaashiga

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
October 2019
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online