Mu’asasada Sheekh Cumar Faaruuq Alle ha u naxariiste oo lagu daahfuray Muqdisho (Daawo )
(November 29, 2019)
Waxaa Hotelka safari oo u dhow isgoyska Soobe ee magaalada muqdisho lagu qabtay maalintii arbacadii 20.11.2019 munaasabad aad loo soo agaasimay, taasoo lagu daahfuray Mu'asasada Sh. Cumar Faaruuq
Muxaadaro ku Saabsan Xurmada Dhiiga Qofka Muslimka ah – Sh. Dr. Faysal Maxamed Cali
(November 28, 2019)
Sheekh Dr. Faysal Maxamed Cali . Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro ku saabsan Xurmada Dhiiga Qofka Muslimka ah waxaana jeedin doona Sheekh Dr. Faysal Maxamed Cali . Halgan.net Hargey
Madaxweynaha DFS u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
(November 28, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay kaga qeyb g
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ahna Kusimaha Madaxweynaha Oo Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada.
(November 28, 2019)
Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhakhaatiir Ka Socota (WAMY)
(November 26, 2019)
Garoowe : Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Dhakhaatiir ka socota Ururka Dhallinyarada Wa
Madaxweynaha DFS oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
(November 26, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Garyaqaan Suleymaan Maxamed Maxamuud xilka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka JFS, waxa uuna xi
Odayaasha Dhaqanka iyo Culumada Muqdisho oo Sh Umal soo dhaweyn u sameeyey
(November 24, 2019)
Muqdisho. magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay kulan soo dhaweyn logo sameeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana kulan soo dhaweynta u sameeyey Sheekha Odayaasha Dhaqanka ,Cuqaasha ,Culumada Ho
Muxaadarooyin taxne ah oo lagu radinayo kuwa Culumada Bidceeya Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali 1aad -ilaa 12aad (Daawo)
(November 22, 2019)
Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadarooyin taxane ah oo uu jeedinayo Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali waxaana muxaadarooyinkaas lagu soo bandhigayaa koox caado ka dhiga
Madaxweynaha Puntland oo Qado Sharaf u sameeyay Goleyaasha Kala duwan Ee Dowladda Puntland:
(November 22, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan Qado sharaf ah u sameeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, kulanka waxaa goobjoog ahaa Madaxw
Wasaaradda Arrimaha Gudaha PL oo Garowe ku qabatay Shirka Wada Tashiga iyo dib u eegista Sharciga Dowladaha Hoose.
(November 20, 2019)
Garoowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay shir ku saabsan Wada Tashiga iyo Dib u eegista Sharciga Dowladaha Hoose. Shirka ayaa

Next Page »