Madaxweyne Deni oo ka qayb galay xaflad ka dhacday Jaamacadda Bariga Afrika.
(November 5, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay qalin bedelashada ardayda dufcadda 7-aad ee Jaamacadda Bariga Africa faraca Garoowe. Ardayda qalin