Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku soo dhoweeyey Safiirka Dalka Swedan ee Soomaaliya.
(November 6, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Iswiidhan ee Soo