Guddiga QM: Lacag ayaa lagu bixiyey doorashadii Koonfur Galbeed
(November 12, 2019)
Guddiga khubarada QM ee Soomaaliya oo saaray warbixintoodii sanadda 2019 ayaa sheegay in xiriirka sii xumaanaya ee dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada uu halis dheeri ah ku yah