Madaxweynaha PL oo Ambabixiyey Gurmad Puntland u dirtay Beledweyne .[Masawiro]
(November 13, 2019)
Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka qeyb galay Xafladda Ambabixinta Gurmadka Puntland u dirtay dadweynaha magaaladda Beledweyne oo dhowaan a