Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo lagu soo bandhiga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020
(November 18, 2019)
Boosaaso:-Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Puntland oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa lagu ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Amiirka Qatar Oo Dooxa Ku Kulmay
(November 18, 2019)
Qadar:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kulan kula qaatay Amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Than. Kulanka dhex maray Ra’iisul W