Dhibaatooyinka Warbaahinta Casriga ah Sheekh Dr-Abdulqani Beder
(November 19, 2019)
Sheekh Dr-Abdulqani Beder Hargeysa:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeedinayo Sheekh Dr-Abdulqani Beder waxaana Cinwaanka muxaadarda uu yahay Dhibaatooyinka Warbaahinta Cas
Wasiirka Maaliyada PL oo saxaafaddu wax ka wiidiisay kororka miisaaniyada Dowladda Puntland ee 2020
(November 19, 2019)
Garoowe:-Wasiirka Maaliyada Dowladda Puntland ayaa saaka waxaa uu la hadlay saxaafadda waxaan ay wariyashu wax ka wiidiiyeen kororka miisaaniyada Dowladda Puntland ee 2020. Hoos ka Daawo Wasiirk
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo Baarlamanka horgeysay Miisaaniyadda sanadka 2020
(November 19, 2019)
Garoowe:-Madaxda Wasaaradda Maaliyadda Dawladda puntland ayaa maanta horgeeyay Golaha Baarlamaanka Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020 oo dhan $346,416,158.99. Madaxda Wasaaradda Maali
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Wasaarada haweenka.
(November 19, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta wasaaradda arrimaha haweenka iyo xuuqul insaanka ee Jubbaland ka dhageystey warbixinta sanadlaha ee waxqabadkooda sanadk
Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Hay’adda WHO.
(November 19, 2019)
Garowe:- Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland Dr Jama Farah Xasan ayaa maanta xafiiskiisa kuqaabilay Jamal Amran madaxa qaybta malaariyada WHO Somaliya iyo Drs Rehab kambo Madaxa WHO Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay Madax kasocotay Hayádda UNCHR.
(November 19, 2019)
Garoowe:- Wasxirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Hayádda UNCHR Wasiirka Wasaaradda