Gudoomiyaha Baarlamaanka PL oo loo doortay Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil

November 14, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maanta xarunta Golaha wakiilada ee Puntland ka dhacday Doorashadii guddoomiyaha barlamaanka Puntland waxaan ku loolanay ilaa 3 musharax oo kala ah xildhibaan Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil , xildhibaan Cabdijamaal Cismaan iyo Cali Axmed Saalax (Dhahar).

Musharaxinta u tartamayey xilka Doorashadii guddoomiyaha barlamaanka Puntland ayaa mid waliba waxaa uu soo jeediyey waxqabadkiisa iyo wax uuq aban doono hadii xilka gudoomiyaha Baarlamaanka uu ku guulaysto Wareegii qaad ayaa waxaa codadka loo kala hellay sidda hoos ku xusan:-

1. Xildhibaan Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 34 Cod.

2. Cabdijamaal Cismaan Maxamed 17 Cod.

3. Cali Axmed Saalax (Dhahar) 12 Cod.

Wareegga 2aad ee doorashada gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa waxaa iskugu soo haray 2 musharax oo kala ah Xildhibaan Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo helay 46 cod iyo Xildhibaan Cabdijamaal Cismaan Maxamed oo helay 17 cod.

Xildhibaan Abwaan Cabdirashiid Yusuf Jibriil ayaa waxaa ku guulaystay xilka gudoomiyaha baaramaanka Puntland waxaan uu hellay cod dhan 46 cod.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online