Odayaasha Dhaqanka iyo Culumada Muqdisho oo Sh Umal soo dhaweyn u sameeyey

November 24, 2019 - Written by Editor

Muqdisho. magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay kulan soo dhaweyn logo sameeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaana kulan soo dhaweynta u sameeyey Sheekha Odayaasha Dhaqanka ,Cuqaasha ,Culumada

Hoos ka Daawo Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kalimad mahadnaq ah u jeediyey Odayaasha Ivo waxgaradka ku soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Daawo soo dhaweyn loo sameeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Hoos ka Daawo Gudoomiyaha hay,da Culumada Soomaalyeed Sheekh Dr .Bashiir Axmed Salaad.

Wasiirka Arima Diinta Sh. Nuur oo ka hadalay soo dhaweynta Sh Maxamed Umal.

Sheekh Maxamed Umal Culumada waxaa waajib ku ah in umada iyi madaxada loo naseexeeyo

Halgan.net
Muqdisho

Comments are closed.

Archives
November 2019
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online