Baarlamaanka Puntland oo Xasaanadii ka qaaday Cabdixakiin Maxamed Dhoobo -Daareed
(December 10, 2019)
Garoowe:-Baarlamaanka Puntland ayaa maanta xasaanadii xildhibaanimo waxaa uu ka qaaday guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed), kadib markii laga keenay