Madaxweynaha PLoo Qado Sharaf u sameeyay Hoggaan ka Dhaqanka ee Gobolka Bari.[Masawiro]
(December 20, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qado Sharaf ugu sameeyay deegaanka Jibigalle ee duleedka Garoowe, qaar ka mid ah Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Bari