Wasaaradda Arrimaha gudaha PL oo shir ku qabtay degmada Jariiban.[Masawiro]
(December 24, 2019)
Jariiban:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadi yeynta Puntland oo Degmada Jariiban ku qabatay shir looga hadlayay qorshe howleedka 2020 ka ee degmada Jariiban. Shirka qorshe howleed
Bankiga Dhexe oo amar kasoo saaray ganacsiga Forex
(December 24, 2019)
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa amray in la xiro xisaabaadka shirkadaha ka ganacsada sarrifka lacagaha qalaad ee online-ka, loona yaqaan Forex, kuwaas oo dhowaanahan kusoo kordhayey magaalada Muqd
Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni oo kormeer ku tegey Taliska Ciidanka Daraawiishta Puntland
(December 24, 2019)
Madaxweyne Deni ayaa ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland, salaan kadib waxa uu Madaxweynuhu kormeeray dufcaddii sadexaad ee ciidanka Birmadka Madaxtooya