Madaxweynaha PL oo ka hadlay xaalada Puntland iyo doorashooyinka Soomaaliya 2020.2021.[Video]
(December 26, 2019)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hadda ka qeybgelaya madasha #PDRCTalks. Wuxuu hadal u jeedinaya qeybaha kala duwan ee bulshada, kadibna wuxuu ka jawabaaya
Madaxweynaha Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maareynta Maaliyadda guud & Sharciga Shirkadaha Ganacsiga
(December 26, 2019)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maareynta Maaliyadda Guud iyo sharciga Shirkadaha Ganacsiga oo hagaya qorsheyaasha