Wararkii ugu Danbeeyey ee Qaraxii Maanta
(December 28, 2019)
Inta la xaqiijiyay 80 qof ayaa ku dhintay qarax aad u culus oo saakay ka dhacay isgoyska ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa gaari walxaha qaraxa laga soo buuxiyay ayaa lagu
Madaxweynaha JLoo ka tacsi yeeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho.[Video]
(December 28, 2019)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi u diray ehelada dadkii waxyeeladu kasoo gaartay Qarax saaka ka dhacay isgooyska EX Contoral Afgooye halkaas oo
Puntland oo ku baaqday dagaal ka dhan ah kooxda Argagixisada Ee Al-shabaab.
(December 28, 2019)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxa ay ka tacsiyay naysaa Qaraxii arxandarada ahaa ee saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Ex-kaantarool, taasi oo ahayd murugo iyo tiir
Madaxweyne Farmaajo “Argagixisadu waxay u xasuuqeen shacab
(December 28, 2019)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxii bahalnimada ahaa ee