Madaxweyne Ku-xi-geenka Puntland oo Magacaabay Guddomiyaha Gobolka Cayn.

December 4, 2019 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xeer Madaxweyne Ku-xigeen Lr-22, December, 03, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha gobolka Cayn.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland.

Markuu Arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu Tixgeliyey: Dardargelinta Hawlaha Shaqo ee gobolka Cayn.

Markuu Arkay: Aqoontiisa iyo Kartidiisa

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Guuleed Maxamed Nuux ( Guuleed San-weyne) loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Cayn.

Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenku saxiixo, wuuna saxiixay.

=DHAMMAAD=
XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
December 2019
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online