Suldaan Cabdi Qani Qorane oo baaq iyo tacsi u diray Umada Soomaaliyeed ka dib Xasuuqii Ex Koontarool Afgooye.

December 30, 2019 - Written by Editor

Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane oo baaq iyo tacsi u diray Umada Soomaaliyeed ka dib Xasuuqii Ex Koontarool Afgooye.

Qarax lagu xasuuqay Muslimiin ka badan 100 qof ayaa waxaa uu ka dhacay Ex Koontarool Afgooye waxaana sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay boqolaal kale .

Hoos ka Daawo Baaqa iyo Tacsida Sheekh Suldaan Cabdi Qani Qorane.

Comments are closed.