Madaxweynaha Puntland oo la kulmay safiirka dalka Talyaaniga iyo Germany ee Soomaaliya
(January 31, 2020)
Nairobi:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni ayaa xalay kulan Casho ah kula qaatay magaaladda Nairobi, Safiirka Dowladda Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Alber
Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo gaaray Kismaayo.
(January 31, 2020)
Kismaayo:-Wasiirka amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi rashiid Xasan Cabdinuur ayaa goor dhawayd soo gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda kumeel gaarka ah ee Jubbaland. Wasiir Cabd
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey Geerida Gen. C/saaq Khaliif Cilmi.
(January 29, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geer
Madaxweynaha Puntland and Jubbaland xaflad lagu soo dhoweynayolagu qabtay Nairobi.[Masawiro]
(January 29, 2020)
Nairobi:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Nairobi kaga qayb galay xaflad lagu soo dhoweynaayey isaga iyo weftigiisa. Xafladda soo dhoweynta ah ayaa waxaa soo aga
Dr.Faroole oo ugu baaqay madaxweynaha DFS inuu soo faragaliyo khilaafka wasaaradda waxbarashada PL iyo DFS.[Video]
(January 29, 2020)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole ahna xubin ka tirsan aqalka sare ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu soo
Musharaxiinta Gal-Mudug oo khudbado ka hor jeedinaya Baarlamaanka
(January 29, 2020)
Dhuusamareeb:-Xildhibaanada maamulka Galmudug ee dhawaan lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ayaa saaka bilaabay in ay dhagaystaan qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya madaxweynanimada Gal-Mudug,
Gudoomiyaha golaha wakiillada dawladda Puntland oo ku sugan Badhan
(January 28, 2020)
Badhan:-Gudoomiyaha golaha wakiillada dawladda Puntland Cabdi rashiid Yuusuf Jibriil oo ay weheliyaan gudiga dib u habaynta ciidamada ayaa degmada Badhan ka bilaabay diiwaangelinta ciidamada dawl
Jubbaland oo war ka soo saartay xaalada wasiirkeedii amniga Cabdi rashiid Xassan Janan
(January 28, 2020)
Kismaayo:-Maamulka Jubbaland ayaa warsaxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur oo maanta ay dowladda Federaalka Soomaaliya laamaheed amniga ay shaac
Wasiirkii amniga ee Jubbaland oo ka baxsaday goobtii uu ku xirnaa
(January 28, 2020)
Muqdisho:-Taliye ku xigeenka Booliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Zakiya Xuseen ayaa si rasmi ah u sheegay in wasiirkii amniga maamulka Jubbaland uu ka baxsaday goobtii uu ku xirnaa. Taliye k
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Ereteriya, Itoobiya
(January 27, 2020)
Madaxda dalalka iyo dowladaha Ereteriya, Itoobiya, iyo Soomaaliya ayaa magaalada Asmara ku kulmay 27-ka Jannaayo, 2020. Saddexda hoggaamiye waxa ay yeesheen wadahadallo toos ah oo qotodheer

Next Page »